Yaa ku guulaystay dagaalka Iran iyo Maraykanka?

Jimco 8 May 2026 {HMC} Dagaalka hadda u dhexeeya Maraykanka iyo Israa’iil iyo Iran ayaa laga yaabaa inuu soo afjarmo. Ugu yaraan, taasi waa fariinta ka imanaysa Washington.

Ka dib dhowr toddobaad oo xabbad joojin ah, Talaadadii, May 5-teedii, Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Marco Rubio ayaa ku dhawaaqay in Howlgalka Epic Fury uu si wax ku ool ah u dhammaaday.

Su’aasha dad badan maskaxda ku hayaan ayaa ah: Yaa guuleystay? Jawaabtu waxay ku xiran tahay cidda sheekada ka warramaysa.

Dalka Iran, warbaahinta dowladda ayaa soo bandhigaysa cadeyn ah in dalkaasi uu u istaagay kana adkaaday xulafada militari ee ugu awooda badan caalamka.

Magaalada Washington, madaxweyne Donald Trump iyo maamulkiisa ayaa sidoo kale ku dhawaaqaya guul waxayna si joogta ah u sheegaan inay gaareen hadafkoodii.

Xabbad-joojintan waxay ka koobnaan doontaa joojinta dhammaan howlaha militari ee tooska ah, sidoo kale waxaa jiri doona is dhaafsi min 1,000 maxbuus oo labada dal kala hayaan.”

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...