Jimco 20 Nov 2026 {HMC}Â Xuuyiyiinta Yemen ayaa wacad ku maray in ay beegsanayaan dekedda Jidda ee Boqortooyada Sucuudi Careebiya, ka dib markii Isbaahaysiga Sucuudiga uu beegsaday dekedda Xudeyda ee Yemen.
Afhayeenka militariga ee Xuutiyiinta Yemen,Yaxye Sariic ayaa sida ay waxyar ka hor Al Jazeera baahisay, wuxuu shaaca ka qaaday in ay bartilmaameedsan doonaan dekedda Jeddah iyo dhammaan dekedaha Sacuudiga ee ku yaalla xeebta Badda Cas, haddii Sacuudigu duqeeyo dekedda Xudeyda ee Yemen.

