WAR DEG DEG AH: Soomaaliya oo Imaaraadka Ka Reebtay Dalalka Quintet-ka ee Taageera Amniga Soomaaliya.

Khamiis 19 Nov 2026 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Imaaraadka Carabta banaanka ka dhigtay wadamada loo yaqaano ‘Quintet’ ee taageera amniga Soomaaliya, Shirka ka socda Brussels ee lagu taageeraayo nidaamka kala guurka amniga Soomaaliya iyo ka bixitaanka ciidanka Midowga Africa ayaa lagu casuumay dalalka Türkiye, UK, Maraykanka, Saudi Arabia, Qatar and Kuwait.

Quintet oo ahaa dalalka u xilsaaran xaalada amniga Soomaaliya ayaa markii hore ka koobnaa Maraykanka, UK, Turkiga, Qatar iyo Imaaraadka.

Qoraalka hoose waa Xuseen Macalin iyo Cali Balcad oo horay ula shiraayay Quintet iyo wadamada ay ka koobnaayeen.
Dowladda Soomaaliya ayaa ka ololaysay in Imaaraadku uusan marna soo gali karin amniga iyo qaab dhismeed ciidanka Soomaaliya.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Qodobada ugu muhiimsan ee ka soo baxay Shirka Amniga Soomaaliya Iyo Xaaladda Kala guurka,

Khamiis 19 Nov 2026 {HMC} Kala-guurka amniga Soomaaliya: Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay arag tideeda iyo qorshayaasheeda ku aaddan mas'uuliyadda amniga dalka iyo qaabka...