Saraal Sacuudi ah oo Difaacay Madaxweyne Xasan Sheekh, Kana Jawaabay La-taliyaha Madaxweynaha Imaaraadka.

Arbaco 18 Nov 2026 {HMC} Cabdulsalaan Saalax saraal Sucuudiga ah oo u jawaabay lataliyaha madaxweynaha Imaaraadka “Xasan Sheekh Muddada xilleedkiisu ma dhammaan, waa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, dalka aad isku dayaysaan inaad kala qaybisaa si aad raalli uga gelisaan Tel Aviv.

Madaxweynihii Aljeeriya ayaa horay u jeediyay hadal la mid ah. Ma waxaad hadda aaminsan tihiin in maleeshiyaadka, sida Caydaruus Al-Zubaydi oo baxsaday iyo kuwa la midka ah ee Somaliland, iyo Xamdaanka ee Suudaan, ay yihiin kuwa shucuubta matala?

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Sheekh Aadan Madoobe oo Dib ugu Soo Laabtay Baydhabo Kadib Safar Shaqo.

Arbaco 18 Nov 2026 {HMC} Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee...