5 Wadan oo Yurub ah oo Qorsheynaya in ay Dalka Rwanda u Diraan Muhaajiriinta Sharci-darrada ku Jooga Dalalkooda.

Isniin 16 Nov 2026 {HMC} Dalalka Jarmalka, Denmark, Austria, Giriigga iyo Netherlands ayaa soo bandhigay qorshe ay ku sheegeen inay dalka Rwanda ka furayaan xarun la geynayo dadka sida sharci darrada ah ku gala dalalkaa, iyadoo la sheegay in xaruntan ay diyaar noqonayso sannadka 2027.

Dadka la geynayo xarunta laga hirgelinayo dalka Rwanda ee Afrika, ayaa loo bandhigayaa inay ku biiraan bulshada Rwanda ama lagu celinayo dalalkiia ay ka soo jeedeen.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Duqeymo Culus oo laga Fuliyey nawaaxiga Leego, iyo Ciidanka Danab oo Howlgal Culus Wado.

Isniin 16 Nov 2026 {HMC} Duqeymo xooggan oo dhanka cirka ah ayaa saaxiibada caalamka ka fuliyeen agagaarka deegaanka Leego iyagoo garab iyo taageero siinaya...