Isniin 16 Nov 2026 {HMC} Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ay Soomaaliya ay dib ugu soo celinayso taageerada millateri oo ay siin jirtay.
Mareykanka ayaa horay uga jartay Soomaaliya dhaqaalahaas ayaa hada ku sababeeyay Soo celintooda, haliso amni oo soo wajahay Gobolka Geeska Afrika, sida ay Baahisay wararka AFP.
Taalabadan ayaa ka dhigan in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay heleyso taageero dhaqaale oo sii xoojinaayo Amaanka Dalka oo dhan.
Dowladda Soomaaliya oo sameeysay isbadal amni tan iyo markii xafiiska loo dhaariyay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud taas oo soo jiidatay indhaha Caalamka.

