Khamiis 12 Nov 2026 {HMC} Qaramada midoobay ayaa sharci darro ku tilmaantay xilka qaadistii M/weyne Xasan Shiikh uu ku sameeyay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Baashe.
qoraal kasoo baxay xafiiska khubarada qaramada midoobay ayaa lagu sheegay in hanaan sharci aan loo marin xilka qaadistii Guddoomiyaha Maxkamadda sare islamarkaana ay qasab tahay in M/weyne Xasan Shiikh uu ixtiraamo madaxbanaanida garsoorka.\
dalka.

