Hindiya oo Muqdisho ka Fureysa Adeegga Dal-ku-galka Caafimaadka (Medical Visa) 13-ka Bishan.

Arbaco 11 Nov 2026 {HMC} Safaaradda Dowladda Hindiya ay kuleedahay wadanka Kenya, sidoo kalana qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa bayaan rasmi ah oo ay soo saartay ku sheegtay in 13-ka bisha muwaadiniinta Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho & agagaarkeeda ku dhaqan inay siin doonto fursad ay ku xareysan karaan FIISAHA (VISA) caafimaad ee wadanka Hindiya oo ay u aadi jireen Kenya iyo Itoobiya.

Dhammaan shuruudaha, habraacyada & faah-faahinada dheeriga ah ee ku xeran xareynta codsiga FIISAHA waxaad ka daalacan kartaan warqada aan halkan idinkula wadaagay.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Gadi Eizenkot oo Joojiyay Wadahadalladii Likud, Isagoo Wada Dadaallo Lagu Soo Afjarayo Xukuumadda Netanyahu.

Arbaco 11 Nov 2026 {HMC} Saacadadihii ugu dambeeyay waxaa soo baxay hadallo iyo mowqifyo badan oo ku saabsan dadaallada lagu dhisayo xukuumad cusub oo...