{DAAWO SAWIRADA} Ciidamo ka Tirsan Gorgor oo Tababar Ku Soo Dhammeystay Turkiga.

Sabti 7 Nev 2026 {HMC} Cutubyo ka tirsan Guutada 22-aad ee Qaybta 1-aad Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa dalka Turkiga loogu qabtay munaasabad qalin-jebin ah, kaddib markii ay soo dhammeysteen tababar ciidan oo lagu tayeynayay aqoontooda iyo xirfadahooda milatari.

Tababarkan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo awoodda iyo hufnaanta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan cutubyada Kumaandooska Gorgor.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

{DAAWO SAWIRADA} Hogaamiye Liibaan oo Hub iyo Gaadiid Ciidan Ku Wareejiyay Hay’adaha Amniga Galmudug.

Sabti 7 Nev 2026 {HMC} Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta goobjoog ahaa madal uu Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan...