Khamiis 5 Nov 2026 {HMC} Aqalka Cad maxaa ka soconaya ka dib guul-darradii doorashada? Fara isku taag-taagga bilowday, JD Vance oo soo bandhigay afar qodob oo Jamhuurigu ku guuleysan karaan 2028-ka oo ay ka mid tahay wax ka badalka xiriirka Israail: Elon Musk oo walaacsan, tirtirayna qoraaladiisii doorashada ka dib markii nus bilyan oo ku bixiyay doorashadu shaqayn waysay.
Aqalka Cad oo Wajahaya Isku-dhac Siyaasadeed Kadib Guuldarradii Doorashada, JD Vance iyo Elon Musk oo Hadal-haynta 2028-ka Bartamaha u Galay..

