Trump oo Qiray in Dagaalka Iiraan uu Saameeyay Doorashada Mareykanka.

Arbaco 4 Nov 2026 {HMC} Trump, wuxuu qiray ceebta ka wajahday doorashada inay ka dhalatay shacabka Mareykanka oo ku ciqaabay dagaalka uu ku dheeraaday ee Iiraan.

Wuxuu yiri: Trump “Waxaan u maleynayaa in arrintaasi inta badan run tahay, sababtoo ah dagaalku wuxuu muddo gaaban kor u qaaday qiimaha shidaalka.”

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

{DAAWO SAWIRADA} Duqa Baladweyne oo kormeeray Mashaariic horumarineed oo ka socoto Magaalada.

Khamiis 5 Nov 2026 {HMC} Duqa Magaalada Beledweyne, Marwo Nadar Tabaax Maalin, ayaa kormeer rasmi ah ku tagtay dhismaha iyo fulinta mashaariic kala duwan...