Turkiga oo Soomaaliya ka Bilaabay Kalluumeysi Tijaabo ah.

Arbaco 4 Nov 2026 {HMC} Turkiga ayaa sheegay in uu xeebaha Soomaliya ka bilaabay waxa uu ugu yeeray kalluumeysi tijaabo ah oo uu ka samaynayo gudaha Aagga Dhaqaale ee Gaarka ah ee Soomaaliya (EEZ).

Waxay baahiyeen sawirada Maraakiib ay sheegeen in ay fulinayaan hawlgal ah galbin iyo ilaalin markabka kalluumeysiga ee lagu magacaabo “Mustafa Korkmaz A”, kaas oo qorshuhu yahay inuu ka sameeyo sahamin iyo kalluumeysi tijaabo ah gudaha Aagga Dhaqaale ee Gaarka ah ee Soomaaliya (EEZ).

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda Soomaaliya iyo Hirshabeelle oo xiray garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne.

Talaado 24 Nov 2026 {HMC} Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa warqad ay caawa soo saartay ku shaacisay inuu xiran yahay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee...