Madaxweyne Farmaajo oo Soo Dhaweeyay Booqashada Museveni ee Muqdisho, Baaqna u Diray Dowladda.

Talaado 24 Nov 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa soo dhaweeyay aqbalaadda Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ee casuumaadda uu ku imaanayo magaalada Muqdisho.

Farmaajo ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay wada-hadal loo dhan yahay oo dhab ah, kaas oo ku saleysan Dastuurka dalka iyo go’aanka Maxkamadda Sare ee ka dhanka ah muddo-kordhinta uu sheegay inay tahay mid aan dastuurka waafaqsanayn.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka 24-11-2026.

Talaado 24 Nov 2026 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta HMC Somali TV. HOOS KA DAAWO WARARKII...