Ninkii Mareykanka ku weeraray darawalkii Soomaaliga ahaa oo xabsiga laga sii daayay.

Jimco 20 Nov 2026 {HMC} Ninkii Mareykanka ku weeraray darawalkii Soomaaliga ahaa ee Lagu magacaabayay Maxamed Yuusuf oo xabsiga laga sii daayay

Samit Patel, oo lagu eedeeyay inuu isku dayay inuu dilo darawalka Soomaali-Mareykanka ah ee Maxamed Yuusuf, ayaa laga sii daayay xabsiga gobolka Minnesota, kaddib markii lagu damiintay 800,000 oo doolar.

Patel, oo 25 jir ah, ayaa wajahaya eedeymo la xiriira isku-day dil iyo xoog ku qaadasho gaari, kaddib weerarkii 14-kii November ka dhacay magaalada Hopkins.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka Ugu waaweeyn Soomaaliya iyo Caalamka 20-11-2026.

Jimco 20 Nov 2026 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta HMC Somali TV.Buy Maps HOOS KA...