Ingiriiska iyo Midowga Yurub oo Heshiis Cusub Ka Gaaray Xoojinta Xiriirkooda.

Jimco 20 Nov 2026 {HMC} Dawladda Ingiriiska ee uu hoggaamiyo Andy Burnham, ayaa isku diyaarinaysa inay Ingiriiska dib ugu celiso Midowga Yurub, iyadoo maanta la dhammeystiray heshiis laga gaaray saddex arrimood oo muhiim ah, taas oo noqonaysa tallaabo lagu hagaajinayo xiriirkooda, toban sano ka dib markii Ingiriisku ka baxay Midowga Yurub.

Waxyaabaha lagu heshiiyay waxaa ka mid ah in dhalinyarada labada dhinac loo fududeeyo inay dalalka kale u safraan, wax ku bartaan ama muddo ku noolaadaan,iyagoo aan u baahan wax fiiso ama dal ku joog, waxaa kaloo la fududeynayaa ganacsiga cuntada iyo wax soo saarka beeraha, si badeecaduhu si sahlan uga gudbaan xuduudaha.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Xuutiyiinta Yemen oo Ku Hanjabay Weerarro Lagu Qaado Dekedda Jeddah ee Sacuudiga.

Jimco 20 Nov 2026 {HMC}  Xuuyiyiinta Yemen ayaa wacad ku maray in ay beegsanayaan dekedda Jidda ee Boqortooyada Sucuudi Careebiya, ka dib markii Isbaahaysiga...