Khamiis 19 Nov 2026 {HMC} Mucaaridka Muqdisho ayaa tilmaamay in aysan wada-hadal la gayn Dowladda ilaa ay si cad u sheegto in ay talada dhexda dhigtay kana laabatay hannaankeeda doorasho, ka dib kulan ay yeesheen ka dib dalab ka yimi MW Xasan Shiikh.
Mucaaridka ayaa u ballamay kulamo kale, xilli DFS ay dooneyso in wada-hadao dhexmaro dhinacyada Soomaalida, iyada oo ka hortegeyso wadahadal dibedda ah oo ay garwadeen ka tahay Beesha-caalamka.

