{DAAWO SAWIRADA} Ciidamada Midowga Yurub oo Muqdisho ku Qabtay Layli Amni iyo Gurmad Degdeg ah.

Khamiis 19 Nov 2026 {HMC} Howlgalka Midowga Yurub ee tababarka ciidamada Soomaaliya (EUTM Somalia) ayaa qabtay layliga RAPID HAVEN I/26, kaas oo lagu xoojinayay diyaar-garowga xaaladaha degdegga ah, badbaadada shaqaalaha iyo sii socoshada hawlaha howlgalka.

Ciidanka iyo maraakiibtooda ayaa maalimihii la soo dhaafay ku sugnaa xeebaha Muqdisho. Dhanka kale ma jiraan maraakiib dagaal oo Turkigu leeyahay oo maanta soo gaaray Muqdisho.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Ciidamada Macawisledya oo la wareegay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif.

Khamiis 19 Nov 2026 {HMC} Ciidamada deegaanka ee loo yaqaano macawisleyda oo wata gaadiidka dagaalka ayaa isku gadaamay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada...