Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgalka Moora-hagar ku Dilay Horjooge AS u Qaabilsanaa Baadda Shacabka.

Isniin 16 Nov 2026 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen duleedka deegaanka Moora-hagar degmada Xudur ku khaarajiyay horjooge Mustaf Maxamed Dhaayow oo Khawaarijta u qaabilsanaa aruurinta lacagaha iyo Xoolaha baadda ah ee shacabka ay sida qasabka ah uga qaataan nabadiidku.

Horjooge Dhaayow ayey Ciidanku nafta dhaafiyeen, isagoo ku howlan dhaca iyo dhibaateynta bulshada Soomaaliyeed ee ku nool duleedka deegaanka Moora-hagar ee gobolka Bakool.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Laba Markab oo Shidaal Qaada ayaa ku Qarxay Marin-biyoodka Hormuz.

Talaado 17 Nov 2026 {HMC} Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa shaaca ka qaaday in laba markab oo shidaal qaada ay ku qarxeen koonfurta marin-biyoodka...