Arbaco 18 Nov 2026 {HMC} Maxkamad ku taalla magaalada Port Sudan ayaa xukun dil ah ku ridday Maxamed Xamdaan Dagalo (Xamdaati), hoggaamiyaha ciidamada RSF, iyo eedeysanayaal kale oo maqanayaal ah.
Xukunka ayaa la xiriira eedeymo ku saabsan xasuuq, bililiqo iyo burburinta xarumaha iyo dhismayaasha dowladda, iyadoo maxkamaddu sidoo kale amartay in lala wareego hantidooda

