Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Gaadiidka Badda.

Isniin 23 Nov 2026 {HMC}  Danjiraha Safaaradda JFS ee Dalka Sacuudiga Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cismaan ayaa maanta kulan la yeeshay Gudoomiyaha Hay’adda Guud ee Gaadiidka Boqortooyada Sacuudi Careebiya Eng. Fawaaz Al-Suhli.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay sidii sare loogu qaadi lahaa iskaashiga iyo wax wada qabsiga, gaar ahaan isku socodka gaadiidka Badda ee labada dal.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Soomaaliya oo ka qayb gashay kulanka 176-aad ee Guddiga Wakiillada Joogtada ah ee Hay’adda UNEP.

Isniin 23 Nov 2026 {HMC} Soomaaliya oo ka qayb gashay kulanka 176-aad ee Guddiga Wakiillada Joogtada ah ee Hay’adda UNEP Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee...