Talaado 3 Nov 2026 {HMC} Goordhow lagu go,aamiyay shirka todobaad laha ah ee Golaha wasiirada, koonfur-galbeed ayaa qaadi doonta duulaankii ugu dambeeyay oo dib loogu qabsan doono, Diinsoor, Buurhakaba, Awdiinle, Qansax dheexe & Bardaale.
Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed ayaa sheegay in kulanka lagu go,aamiyay in sida ugu dhaqsaha badan deeganadaas dib loogu soo celiyo gacanta maamulka.
Madaxwayne Sheekh Aadan Madoobe ayaa tan & Todobaadkii hore Baydhaba ka waday kulamo xasaasi ah oo looga gol leeyahay in lagu soo celiyo deegaanada gacanta maamulka ka baxay.

