Dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeedatay Danjiraha Israaiil ee Somaliland.

Talaado 3 Nov 2026 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeedatay Danjiraha Israaiil ee Somaliland, iyada oo sheegtey in ka qaadayso tallaabooyin wax-ku-ool ah: “Hargeysa iyo gobolka Waqooyigalbeed waa qayb aan ka go’i karin Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

ma jirro tallaabo hal dhinac ah oo wax ka beddeli karta maqaamka dhulka Soomaaliyeed, waxa aan Israa|| u sheegeynaa in ay si degdeg ah uga laabato tallaabooyinkan, waxayna dhammaan dowladaha iyo hay’adaha caalamiga ah ugu baaqaysaa in ay diidaan, kana fogaadaan wax kasta oo sharciyad siin kara.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay xaq u leedahay in ay qaaddo dhammaan tallaabooyinka diblomaasiyadeed, siyaasadeed iyo mida sharci ee ku habboon, si waafaqsan sharciga caalamiga ah, si ay u difaacdo madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee dalka.” — Wasaaradsa Arrimaha-dibedda JFS.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Axmed Madoobe oo u Safraayo Garowe, kadib Markii Madaxweyne Xasan Shiikh uu sameeyay,,,

Talaado 3 Nov 2026 {HMC} Puntland & Jubbaland ayaa lagu wadaa in ay dhawaan go'aanno wadajir ah ka soosaraan xaaladda-siyaasadeed ee dalka, iyada oo madaxda...