Madaxweyne Cirro oo markii ugu horreysay ka hadlay Taliska Qaybta 26-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Talaado 3 Nov 2026 {HMC} Madaxweynaha Somaliland, Cirro oo markii u horreysey ka hadlay Taliska 26’aad ee Ciidanka Xoogga JFS oo fadhigiisu yahay Woqooyibari ayaa ku tilmaamay kuwo raadinaya xasuuq cusub.

“Taliska qaybta 26’aad waa xasuuq-raadin cusub waxaana la dhex keeney Somaliland; ciidamo intaa ka awood badan ayaan ka adkaanay annaga oo shacab ah, maantana waxaanu nahay dowlad dhisan, si fudud ayaan uga hortegi karnaa mu’aamarada Muqdisho, Soomaali waxay u baahan tahay xasilooni & nabad.”

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu waaweyna Somaliya Iyo Caalmaka 03-11-2026.

Talaado 3 Nov 2026 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya Caalamka ee Warbaahinta HMC Somali TV.