Netanyahu oo Sheegay Faragelin Shisheeye oo Lagu Sameeyay Doorashada Israa’iil.

Khamiis 5 Nov 2026 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa Arbacadii sheegay inay jiraan “tuhunno culus” oo la xiriira faragelin shisheeye oo lagu sameeyay doorashadii baarlamaanka Israa’iil ee dhowaan dhacday.

Netanyahu ayaa ku eedeeyay dalal shisheeye inay lacago badan ku bixiyeen sidii ay saameyn ugu yeelan lahaayeen natiijada doorashada. Dhanka kale, garabka ugu weyn ee xisbiyada Carabta Israa’iil ayaa eedeymahaas ku tilmaamay “cadaadis siyaasadeed.”

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Ciidanka Suudaan oo Burburiyay 50 Gaari oo RSF ah, Shacabka Al-Khuway oo u Dabaaldegay Xoraynta Magaalada

Axad 15 Nov 2026 {HMC} Diyaaradaha dagaalka Suudaan ayaa burburiyay kolonyo gaadiid ciidan ah oo ka koobnayd illaa 50 gaari dagaal, kuwaas oo ay...