Nithya Raman oo Ka Adkaatay Duqa Los Angeles, Karen Bass.

Jimco 6 Nov 2026 {HMC} Nithya Raman oo ah garabka xisbiga Dimuqraadiga ee Socialist-ga ayaa ka adkaatay duqa magaalada Los Angeles Karen Bass oo iyaduna ah Dimuqraadi. Waxa ay noqoneysaa markii ugu horreysay ee Los Angeles ee Duq magaalo oo xafiiska jooga looga adkaado doorasho tan iyo 2005-tii.

Raman ayaa heshay 52.1% codadkii dadweynaha halka duqa magaalada Karen Bass ay iyana heshay 47.9%. Raman ayaa waxa ay isku koox yihiin Duqa magaalada New York, Zohran Mandani. Garabkan ayaa Koongareeska xubno badan ku yeeshay iyagoo hadda maamulka magaalooyin waaweyn sida New York, Los Angeles, Seattle, iyo caasimadda Washington DC.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Netanyahu oo Ka Digay Isbeddel Siyaasadeed, Eisenkot-na Ballanqaaday Hoggaan Cusub.

Jimco 6 Nov 2026 {HMC} Kaddib guuldarradii xisbiga Jamhuuriga ee doorashada dhexe ee Mareykanka, Israa’iil waxaa ka curtay loollan siyaasadeed oo sii xoogaysanaya, iyadoo...