Arbaco 11 Nov 2026 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wada-hadallo la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain, Ed miliband, oo ay kaga hadleen xaaladda amniga Soomaaliya, xaaladda bani’aadannimo iyo dadaallada lagu heli karo maalgelinta la xiriirta isbeddelka cimilada.
Madaxweynaha ayaa sheegay inuu uga mahadceliyey dowladda UK taageerada joogtada ah ee ay Soomaaliya ka siiso arrimahan.

