QM oo Ansixisay Qaraar Lagu Dalbanayo Joojinta Xukunka Dilka, Soomaaliya oo Taageertay.

Sabti 14 Nov 2026 {HMC} Soomaaliya, Turkiga iyo dalal kale oo Islaama ayaa u codeeyey in dunida laga joojiyo xukunka dilka ama qisaasta, halka Mareykanka, Shiinaha, Itoobiya & dalal kale ay ka soo horjeesteen; waxa se guuleystay dalalka u codeeyey in la joojiyo qisaasta, iyada oo la meelmariyey qaraarka Qaramada Midoobey.

Soomaaliya, Turkiga, Pakistan iyo 15 dal oo kale ayaa maanta si adag u cambaareeyay Duqeyn ay Is”il ka fulisay Isbitaal ku yaalla magaalada Khaan Yoonis.

War-saxaafadeedka wadajirka ah ayaa lagu sheegay in tillaabada ISL ay ka hor imaaneyso Binu aadanimada iyo Sharciga Caalamiga ah gaar ahaan dadaallada Nabadda Qasa.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Xarigga Ka Jaray Warshad Ogsijiin Caafimaad oo Laga Hirgeliyey Baraawe

Baraawe, 14-ka Nofeembar 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xarigga ka jaray warshadda soo saarta ogsijiinta caafimaadka ee...