Xuutiyiinta Yemen oo weerar ku qaaday dalka Sacuudiga.

Sabti 25 July, 2026 {HMC} Kooxda Xuutiyiinta ee xukunta waqooyiha dalka Yemen ayaa duqeyay ayaa xarun shidaalka lagu sifeeyo oo ku taala magaalada Jezan ee Dalka Sacuudiga oo ah gobolka dhaca xadka labada dal.

Weetarka Xuutiyiinta ayaa ahaa aar goosi ama jawaab ay kaga jawaabayaan weerar xalay isbahaysiga Carabta oo ay qaybka yihiin Mareykanka iyo YHD ee Sucuudiga uu hogaaminayo ay ka fuliyeen magaalada xudeyda oo ay xukumaan kooxda Xuuthiyiinta.

Dagaalka ayaa sii balaadhanaya waxaana suurtagal ah inuu intaan kasii weynaada.
Sucuudiga oo gacan saar la leg YH iyo mareykanka ayaa waayadii dambe heshiis xabad joojin ah kula jiray Xuutiyiinta kaas oo dhowaan uu jabiyay Sucuudiga.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Shimbir ka soo duushay dalka Hungary oo 5,180km kaddib ku dhimatay degaanada Puntland.

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Shimbir ka mid ah kuwa guur-guura ee u kala goosha qaaradaha Afrika iyo Yurub ayaa ku geeriyootay deegaanka Dhuudo ee...