Xujey Soomaaliyeed oo caawa ku hoyaneyso. Nawaaxiga Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Axad 10 May 2026 {HMC} Agagaarka Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho waxaa caawa ku hoyanaya Qaar kamid ah Xujeyda Soomaaliyeed ee berri ku qornaa Duulimaadyada u baxaya dalka Sacuudiga.

Dadka ayaa caawa seexanaya Hoteelada u dhow Garoonka iyo aaga Hoolka Sahal, iyagoo cabsi ka qaba inuu berri saameeyo Bannaanbaxa ay shaaciyeen Mucaaradka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...