Xisbiga Himilo oo War-saxaafadeed kasoo saaray Heshiiskii lagaaray.

Sabti 6 June 2026 {HMC} Xisbiga Madaxweyne hore Sharif Sheikh Ahmed ayaa soo saaray war saxaafadeed waxana uu u qoraan sidan.

Xisbiga Himilo Qaran wuxuu si faahfaahsan ula wadaagayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan dhacdadii foosha xumayd iyo weerarkii qaawanaa ee Madaxweynaha muddo-dhaafka ku jooga uu kusoo qaaday Xarunta Xisbiga qaybteeda Degmada C/casiis ee Magaaladda Muqdisho.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH: Shariif Sheekh oo Maxkamadda Sare u Gudbiyay Dacwad ka dhan ah Wax-ka-beddelka Dastuurka.

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wax...