Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya oo Laga soo Celiyay Garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi

Axad 26 July 2026 {HMC} Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya Abshir Bukhaari ayaa maanta dib looga soo celiyay garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta kadib safar uu ku tagay dalka Kenya.

Wararka ayaa sheegaya in Masuulkan lagu qabtay Baasaboorka dalka Kenya, waxaana loo diiday inuu ka baxo garoonka uuna u gudbo gudaha magaalada Nairobi oo safarkiisa uu ku wajahnaa.

Abshir Bukhaari ayaa ugu danbeyn diyaarad ka soo qaatay garoonka isagoo dib ugu soo laabtay Muqdisho.
Arintan ayaa ku soo aadaysa xili masuuliyiin katirsan Dowladda Soomaaliya horay sidan oo kale loogu diiday inay galaan gudaha Kenya

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Shimbir ka soo duushay dalka Hungary oo 5,180km kaddib ku dhimatay degaanada Puntland.

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Shimbir ka mid ah kuwa guur-guura ee u kala goosha qaaradaha Afrika iyo Yurub ayaa ku geeriyootay deegaanka Dhuudo ee...