WAR DEG DEG AH Wafdiga Iran oo ka baxay goobta wadahadallada Mareykanka iyo Iran,

Axad ‘  21 ;June 2026 {HMC} Wafdiga Dowladda Iran ayaa ka baxay goobta wadahadallada Mareykanka iyo Iran ee dalka Switzerland, iyagoo ka soo horjeestay hanjabaado ka yimid Trump, sida ay sheegtay wakaaladda Tasnim oo ku dhow dowladda Iran.

Trump ayaa horay ugu hanjabay inuu Iran weerari doono haddii aysan joojin taageeradda ururka Xisbullahi oo uu ku eedeeyay “in uu qalalaase ka wado gobolka.”

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo gaaray Dalka Shiinaha.

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...