WAR DEG DEG AH Taliyihii hore ee Asluubta Soomalaiya oo lagu dhaawacay duqayn ka dhacday degmada Doolow Soomaliya.

Jimco 4 Sep 2026 {HMC} Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Mahad Cabdi raxmaan Aadan oo loo yaqaanay Taliye Shub ayaa dhaawac Duqeyn lala beegsaday gurigiisa oo ku yaalay Dagmada Dollow Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen warbaahinta deegaanka iyo Saraakiisha ka ag dhaw.

Sida aan ku heleyno Macluumaad aan ka helnay ilo rasmiya Taliyaha ayaa Barxada guriga sariir utaalay ku fiidsanayay marka ay duqeyntu dhacday taasoo sababtay in uu badbaado Balse firir badan ayaa galay jirkiisa.

Guriga oo ku yaalay Doolow ayaa naloo sheegay in uu dhamaan burburay,waxaana si guud amniga goobta ula wareegay ciidanka Itoobiya.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Erdogan oo sheegay in heshiiska difaaca ee Maka uusan ku wajahneyn Iiraan ama Israa’iil.

Jimco, 25 Seb 2026 {HMC} Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in Heshiiska Difaaca Wadajirka ah ee Maka ee u dhexeeya Turkiga, Bakistaan iyo...