WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Dani oo Gaalkacyo kaga dhawaaqay Arin lama Filaan ku noqotay Dad badan.

Isniin 10 Aog 2026 {HMC} Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo ka hadlaya Gaalkacayo ayaa sheegey in aanu mar kale musharrax u ahayn Puntland, isla markaasna uu dhisayo qofka xisbiga xukuumadda ee Kaah sharraxo.

“Dastuurku laba jeer ayuu ii oggol yajay hoggaanka PL, labadii jeerna waan lay doortay, laba sanno ayaa ii hadhay, ninka doonaya xilka ha iskeeno doorasho xor ah oo waqtigeeda ku dhacda, xisbigeenna musharrax ayuu yeelanayaa oo aan dhiseynaa.”

Hadalkan ayaa meesha ka saaraya, hadal-hayn ka taagnayd furista Dastuurka Puntland, iyada oo mucaaridka ay ka weleelsanaayeen in mar saddexaad uu xilka ku soo laaban karo Deni.

Waxa la wada filayaa in Madaxweyne Deni uu u taagan yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda, waxaa se goorhoreba bilaaban doona loolanka cidda Deni u dhisi doono Puntland, 2029-ka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Madaxweynaha Jabuuti oo ka digay faragelin shisheeye oo dalkiisa lagu sameeyo.

Isniin 6, Sep 2026 {HMC}  Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka digay faragelin shisheeye oo lagu sameeyo arrimaha gudaha ee dalkiisa, isagoo sheegay...