WAR DEG DEG AH Ciidamo la wareegay Kontoroolka degmada Carmo.

Isniin 22, June 2026 {HMC} Ciidamo ka caraysan ishortaaggii lagu sameeyey ilaalada Siyaasi Mohamud Mashruuc ayaa la wareegay gacan ku haynta Kontoroolka degmada Carmo gaar ahaan kan aagga Cali-Sabiix, sida ay ii xaqiijiyeen dad goobta tagay.

Kontoroolkan waxaa horey u joogay ciidamada dowladda Puntland, hase yeeshee ciidamadan ayaa la wareegay gacan ku hayntiisa. Ilaa iyo hadda ma aysan xirin isu socodka gaadiidka iyo shacabka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Yemen oo Jabuuti kala hadashay xoojinta dadaallada lagu joojinayo maalgelinta Xuutiyiinta.

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC}  Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta,...