Trump oo u Hanjabay Dowladdaha isku dayaya in ay hub nukliyeer ah ka Iibiyaan Iiraan.

Khamiis 18, June 2026 {HMC} Trump ayaa si cad u sheegay inay jiraan dalal isku dayaya inay Iiraan ka iibiyaan hub nukliyeer ah, isagoo ku hanjabay cid kasta oo Iiraan ka iibisa bambooyin nukliyeer ah inay la kulmi doonto weerar nukliyeer ah.

Inta uu ku jiray hadal uu Trump ka jeediyay shirka G7 , wuxuu yiri;
“Waa arrin aad u khatar badan in qof uu Iiraan ka iibiyo hub nukliyeer ah, sababtoo ah cid kasta oo sameysa taas waxay la kulmi doontaa jawaab culus…Haddii qof uu siiyo hub nukliyeer ah, iyagana waa la bartilmaameedsan doonaa. Waa arrin aad khatar u ah in la sameeyo.”

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Yemen oo Jabuuti kala hadashay xoojinta dadaallada lagu joojinayo maalgelinta Xuutiyiinta.

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC}  Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta,...