Trump oo diiday codsi uu Dhaxal-sugaha Sacuudiga u jeediyay.

Axad 30 Aug 2026 {HMC} Trump ayaa diiday codsi uu Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed bin Salmaan, ku weydiistay Mareykanka inuu hoggaamiyo olole militari oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen, sida ay waxyar ka hor baahisay warbaahinta Israa’iil ee Kan News.

Warbixintan waxaa kaloo lagu sheegay Mareykanka inuu si toos ah ugu sheegay Sacuudiga inay taageerri karaan howlgal Sacuudigu hoggaaminayo,balse aysan diyaar u yahay inay iyagu hoggaamiyeen, sabab la xiriirta Xuutiyiinta inaysan weerarrin wax markab Mareykan ah oo weerarradu ku koobanyihiin maraakiibta Sacuudiga.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda iyo mucaaradka Soomaaliya oo la filayo in ay heshiis ka gaaraan arimaha khilaafaadka.

Sabti, 5, Sept 2026 {HMC}  Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa maalmaha soo socda saxiixi kara heshiis lagu dhisayo Guddiga Hawlgalka Kala-guurka...