TPLF oo Ka Digtay Adeegsiga Garoonka Diyaaradaha Maqale Arrimo Ciidan.

Jimco 16 Oct 2026 {HMC} War saxaafadeed ay soo saartey kooxda TPLF ayay ku sheegeen in garoonka diyaaradaha ee magalada Maqale arrimo ciidan loo adeegsado, waxayna ka digeen hadii si degdega loo joojin iney talaabo qaadi doonaan.

Getachew Reda, La-taliyaha Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya ee Arrimaha bariga Afrika oo hanjabaada TPLF ka falceliyay ayaa sheegay iney si toosa u go’aamiyeen fulinta falal argagixiso.

“Waxay noo sheegayaan in diyaaradaha rayidka ee Maqale kusoo wajahan ay duqeyn doonaan.” Ayuu yidhi Reda isagoo ka digey in talaabadan khaldani ay soo afjari doonto taarikhdooda.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Waa kuma wiilka Soomaaliga ah ee ka soo dhex muuqday kooxda Arsenal.?

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Haddii aad daawanaysay cayaartii Champions league ee ay fiidnimadii Talaadada Arsenal garoonkeeda Emirates kula yeelatay kooxda Lille, Maalik Hashi...