Tirada dadka ku dhintay fatahaadii dhawaan ku dhuftay dalka Nepal oo La shaaciyay.

Sabti, 29, August 2026 {HMC} Tirada dadka ku dhintay fatahaadaha ba’an ee ku dhuftay dalka Nepal iyo dhulka ku xeeran ee xadka Shiinaha ayaa hadda gaartay 500 qof, waxaana wali nolol iyo geeri lagu la’yahay in ka badan 1,000, taa oo jirta waxaa maanta soo baxday digniin kale oo la xiriirta fataahado horleh oo 24 saac ee soo socota ku dhufan karta Nepal,xilli kooxaha gurmadkuna ay sii wadaan raadinta dadka ku xanniban goobihii ay masiibadu sida daran u burburisay,sida ay werisey Reuters.

Xogta ugu dambeysay ee la heli karo ee ku saabsan dadka weli la la’yahay ama aan xaaladdooda la hubin oo aan u dhalan Nepal ee ajaaniibta ah, waxaa ka mid ah

Hindiya: qiyaastii 290 qof
Shiinaha: qiyaastii 100 qof
Maraykanka: qiyaastii 90 qof
Ukraine: qiyaastii 55 qof
Malaysia: qiyaastii 55 qof
Australia: 39 qof
Ingiriiska: 33 qof
Canada: qiyaastii 30 qof
Kuuriyada Koonfureed: 9 qof
Singapore: qiyaastii 9 qof
Jarmalka: qiyaastii 9 qof
Ruushka: qiyaastii 9 qof
Koonfur Afrika: 6 qof
Latvia: 6 qof
Japan: 5 qof
New Zealand: 5 qof
Faransiiska: 4 qof
Belgium: 3 qof
Spain: 3 qof
Talyaaniga: 2 qof
Ireland: 2 qof
Netherlands: 2 qof
Portugal: 2 qof
Kazakhstan: 2 qof

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

 Dawladda Afgaanistaan oo ku baaqday safaaradda Mareykanka in dib loogu furo magaalada Kabul.

Sabti, 29, August 2026 {HMC} Dawladda Afgaanistaan ayaa lagu warramayaa inay ku baaqday safaaradda Mareykanka in dib loogu furo magaalada Kabul oo dib loo soo...