Soomaaliya oo cambaaraysay safarka madaxweyne Cirro ee Israa’iil.

Khamiis 18, June 2026 {HMC} Kulanka toddobaadlaha ee ay yeeshaan golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa qodobadii lagu soo bandhigay uu qayb ka ahaa safarka Madaxweynaha Somaliland ee Israa’iil.

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay, sida lagu yiri qoraal lasoo dhigay barta bulshada ee xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

‘’Golaha Wasiirrada ayaa si adag u cambaareeyay tallaabadii uu Hoggaamiyaha Maamulka Somaliland ku tegay dhulka Falastiiniyiinta ee ay Israa’iil xoogga ku haysato.

Golaha ayaa xusay in tallaabadaasi ay si cad uga hor imaanayso Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, shuruucda caalamiga ah iyo mabaadi’da dhowrista madaxbannaanida dalalka iyo xuquuqaha bulshooyinka dulman.’’

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wafdi ka socday Safaaradda UK ee Soomaaliya oo Booqday Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Talaado 22 Sep 2026 {HMC} Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey wafdi ka socday Safaaradda UK ee Soomaaliya, oo uu hoggaaminayey U-qeybsanaha...