Sida u kala heleen beelaha Soomaaliyeed kuraasta xildhibaannada heer federaal ee dalka Itoobiya.

Talaado, 2 Juun 2026 {HMC}  Doorashadii heer faderaalka ee wadanka itoobiya oo dhawaan ka dhacday dalkaas ayaa waxaa ay dadka soomaaliyeed ee dagan itoobiya ka heleen tiro Xildhibaano  kuwaas oo laga kala soo doortay deegaano kala duwan ee Dowladda deegaanka Soomaalida

Hadda Ogow sida qabaa’ilka ama beelaha Soomaaliyeed u kala heleen kuraasta xildhibaannada heer federaal ee dalka Itoobiya.

HALKAN KA AKHRISO.

* Ogaadeen: 9 xildhibaan
* Ciise: 3 xildhibaan
* Jidwaaq: 3 xildhibaan
* Majeerteen: 1 xildhibaan
* Dhulbahante: 1 xildhibaan
* Gariire: 1 xildhibaan
* Ajuraan: 1 xildhibaan
* Gure: 1 xildhibaan
* Gare: 1 xildhibaan
* Gurgure: 1 xildhibaan
* Isaaq: 1 xildhibaan
* Samaroon: 2 xildhibaan
Wadarta guud: 25 xildhibaan.
HAWIYE – 0
DAAROOD    – 14, Xildhibaan
DIR            – 9, Xildhibaan
AJUURAAN – 1, Xildhibaan
DIGIL –       1, Xildhibaan.

FG. Kama dhigna Qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa inaad si fudud u fahamto metelaada beeshaadu ka heshay kuraasta xildhibaannada heer federaal ee dalka Itoobiya.

W/Q Mohamed Yusuf Bakayle

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH: Shariif Sheekh oo Maxkamadda Sare u Gudbiyay Dacwad ka dhan ah Wax-ka-beddelka Dastuurka.

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wax...