Shiinaha oo tijaabada gantaallada burburiya maraakiibta dagaalka.

Jumco, 26 Juun 2026 {HMC} Shiinaha ayaa tijaabada gantaallada burburiya maraakiibta dagaalka ku sameeyay markab loo ekeysiiyay maraakiibta dagaalka Mareykanka oo la dhigay goob saxaro ah , iyadoo laga qiyaas qaadanayay sida gantaallada Shiinaha u burburin karaan maraakiibta dagaalka Mareykanka , haddii mustaqbalka uu dagaal dhexmaro labada dal ee ku tartamaya awoodda militari ee caalamka, sida uu maanta baahiyay wargeyska Bloomberg oo xiganaya sawirro uu qaaday dayax-gacmeed.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

RW Xamsa oo amar ku bixiyay in hubka laga xakameeyo waddooyinka Muqdisho.

Axad, 13, Sep 2026 {HMC}  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa faray laamaha amniga inay adkeeyaan xakamaynta hubka lagu dhex qaato magaalada Muqdisho,...