Shiinaha oo Soomaaliya ka taageeraya difaaca iyo dhismaha ciidanka Qaranka.

Isniin June 8, 2026 {HMC} Dowladda Shiinaha ayaa Dowladda Soomaaliya ka taageeraya difaaca iyo dhismaha ciidamada Qaranka, sida ka soo baxday kulamo dhexmaray mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Xukuumada Beijing ayaa leh codka-qayaxan ee Qaramada Midoobay ayaa kordhisey taageeradeeda Xukuumada Muqdisho, ka dib markii ay isku xidheen Hargeysa Taipei iyo Taiwan.

Talaabadan ay dowladda shiinaha Soomaaliya uga taageereyso Difaaca iyo dhismaha Ciidanka ayaa sii xoojineyso talaabooyinka uu Turkiga uu mudooyinkii dambe ka waday gudaha Soomaaliya.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wafdi ka socday Safaaradda UK ee Soomaaliya oo Booqday Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Talaado 22 Sep 2026 {HMC} Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey wafdi ka socday Safaaradda UK ee Soomaaliya, oo uu hoggaaminayey U-qeybsanaha...