RW ku xigeenka labaad ee Dalka oo sheegay in faragelinta Israa’iil aanay saamayn doonin Midnimada Soomaaliya

Arbaco 1, July 2026 {HMC} Ra’iisul Wasaare ku xigeenka 2aad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdirashiid Jibriil Xaaji ayaa sheegay in faragelinta Israa’iil ay ku hayso Dalka aanay saamayn ku yeelan doonin midnimada iyo dowladnimada Soomaaliyeed.

Waxa uu tilmaamay in isku daygaas uu guuldaraystay kaddib markii dhinac looga soo wada jeystay, waxaana uu soo jeediyay in laga dhiidhiyo faragelinta shisheeye oo qayb ka ah waxyaabaha dib u dhigay Dalka.

Cabdirashiid Jibriil ayaa sheegay in Dadka Soomaaliyeed ay usoo jeysteen in ay doortaan madaxdooda iyo wax weliba oo lagu gaari karo horumarka Dalka, waxaana ugu dambayn uu u diray fariin uu ku dhiirragelinayo tallaabooyinkaas.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...