Ruushka iyo Suuriya oo soo gabagabeeyay wadahadallo socday 18 bilood oo la xiriiray joogitaanka Ruushka ee gudaha Suuriya.

Axad 9 Aug 2026 {HMC} Ruushka iyo Suuriya ayaa maanta soo gabagabeeyay wadahadallo 18 bilood socday oo la xiriiray joogitaanka Ruushka ee gudaha Suuriya,iyadoo heshiiskan uu dhigayo dekedda Tartus iyo garoonka diyaaradaha Xmeimim oo Ruushku muddo dheer gacanta ku hayay in lagu wareejiyo dawladda Suuriya.

 

Saldhigyada militari ee Ruushku ku leeyahay gudaha Suuriya loo rogayo kuwa ay wadajir ah uga howlgalayaan ciidanka Ruushka iyo kuwa Suuriya, taasoo ay weheliso Ruushka inuu saldhigyadaa ka dhigayo xarumo tababbar oo sare loogu qaado awoodda ciidanka Suuriya.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Madaxweynaha Jabuuti oo ka digay faragelin shisheeye oo dalkiisa lagu sameeyo.

Isniin 6, Sep 2026 {HMC}  Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka digay faragelin shisheeye oo lagu sameeyo arrimaha gudaha ee dalkiisa, isagoo sheegay...