Ra’iisul Wasaaraha XFS oo dhagax-dhigay dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya.

Sabti  July 11, 2026 (HMC)  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo maanta dhagax-dhigay Xarunta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dalka ayaa sheegay in ay jiraan fursado badan oo suuragalinaya Warshado dalka laga dhiso.

Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in isbaddelka Amniga uu suuragaliyay in shirkado shisheeye iyo Dad ajaanib ah ay hamiyaan sidii ay maalgashi ugu samaysan lahaayeen Soomaaliya iyaga oo ka dhisanaya Warshado sida uu hadalka u dhigay.

“Warshado badan ayaa Dalka ka hirgeli doonna, Soomaali ha la haato ama Dad aan Soomaali ahayn oo maalgashanaya ha la haataan maadaama Amniga uu fiicnaaday” Sidaasi waxaa yiri Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre

Soomaaliya waxaa jira fursado maalgashi oo Dowladda Federaalka ay doonayso in ay ku samaystaan Ganacsatada gudaha iyo kuwa dibadda kuwaas oo soo maraya nidaamka iyo xeerarka loo dajiyo sida ay ku warrameen ilo kala duwan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

{DAAWO SAWIRADA} Ciidanka Koofur galbeed oo Howlgal Khasaare Gaarsiiyay Kooxda AS ka Fuliyay Deegaanka Koy’iaan.

Jimco 20 Nov 2026 {HMC} Wasaaradda Amniga KGS oo Qoraal ka Soo Saartay Howlgal Ciidamada Daraawiishtu ka Fuliyeen Deegaanka Koy’iaan ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada...