Ra’iisul Wasaaraha Pakistan oo War rasmi ah ka soo saaray heshiiska Mareykanka iyo IIraan.

Jimco 12 June 2026 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Wadanka Pakistan Shehbaz Sharif ayaa sheegay in la gaaray heshiiskii ugu dambeeyay oo u dhaxeeya mareykanka iyo iiraan kadib qoraal uu ku baahiyay bartiisa X.

Mareykanka iyo iiraan waxa ay wadagaareen heshiis rasmi ah waana kama dambeeys ah.

“Dowladda Bakistaan ​​hadda si dhow ayay ula shaqeyneysaa labada dhinac si loo dhammeeyo tallaabooyinka xiga,” ayuu ku yiri qoraalka uu ku daabacay Bartiisa twiiter ama X Ra iisulwasaare Shariif.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Yemen oo Jabuuti kala hadashay xoojinta dadaallada lagu joojinayo maalgelinta Xuutiyiinta.

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC}  Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta,...