Qofkii badalilahaa Netanyahu oo la ogaaday Kadib Doorashada Aktoobar ka dhaceyso Israaiil.

Isniin 27 July 2026 {HMC}  Ra’iisul wasaarihii hore ee Israa’iil, Naftali Bennett oo hadda loo arko qofka beddelaya Netanyahu, doorashada Israa’iil ka dhacaysa bisha Oktoobar ayaa yiri:

“Netanyahu wuxuu ku tilmaamaa Qatar dal adag oo aysan xilligan ka hor imaan karin Israa’iil…. Laakiin aniga sidaas uma arko. Qatar waa dal si cad loo fahmi karo; waa cadow.”  Wuxuu intaa ku daray;

“Waa inaan si buuxda uga go’naa Qatar, isla markaana ula dhaqanaa sidii cadow dhab ah oo ujeeddadiisu tahay inuu na burburiyo.”
Fiiro gaar ah;

Bennett, wuxuu xiriir wanaagsan la leeyahay Imaaraadka Carabta, taa beddelkeeda wuxuu leeyahay siyaasado ka soo horjeeda Sacuudiga, Qatar , Pakistan iyo Turkiga.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Shimbir ka soo duushay dalka Hungary oo 5,180km kaddib ku dhimatay degaanada Puntland.

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Shimbir ka mid ah kuwa guur-guura ee u kala goosha qaaradaha Afrika iyo Yurub ayaa ku geeriyootay deegaanka Dhuudo ee...