Qiimaha Dahabka oo Hoos U Dhacay 2%

Arbaco 2 Sep 2026 {HMC} Suuqyada Caalamka ee lagu iibiyo Dahabka ayaa hoos u dhac laga dareemaya iyada oo 2% uu hoos u dhacay qiimihii hore loo iibin jiray sababo la xiriira Canshuurta xad dhaafka ah ee Maraykanka uu dulsaaray sida xogaha la helayo ay muujinayaan

 

Waxaa suuragal ah in qiimaha uu intaas kasii kordho maadaama lacagahaas dulsaarka ah ay caqabad ku yihiin, khubarrada dhinaca dhaqaalaha ayaa ka digay in arrintaan ay qiima beel ku ridi doonto dahabka waa haddii aan xal loo helin

 

Dhinaca kale waxaa sare u kacay qiimaha Qalinka oo waxa uu hoos u dhacay u dhacay 2.8% si lamid ah canshuurahaas la kordhiyay ayaa dhibaato ku noqday, waxaa jira fursado kale oo dabaqabad u noqon kara hoos u dhacaas

 

Maamulka Donald Trump ayaa canshuur xad dhaaf ah dul dhigay Dalal badan oo Caalamka oo Ganacsi wadaag yihiin, waxaa arrintaasi ka dhashay qiima koror iyo hoos u dhac ku yimid lacagta Dalkaas iyo badeecadaha ka dhaxeeya.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda iyo mucaaradka Soomaaliya oo la filayo in ay heshiis ka gaaraan arimaha khilaafaadka.

Sabti, 5, Sept 2026 {HMC}  Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa maalmaha soo socda saxiixi kara heshiis lagu dhisayo Guddiga Hawlgalka Kala-guurka...