Q.M oo war ka soo saartay xaalada Koofur Afrika

Talaado 30,June 2026 {HMC}Qaramada Midoobay (UN) ayaa sheegtay in ay si dhow ula socoto dibadbaxyada ka dhanka ah dadka aan haysan dukumentiyada sharci ee socdaalka ee ka socda Koonfur Afrika, iyagoo ku baaqday in si buuxda loo ixtiraamo xuquuqda aadanaha.

Kooxda Qaramada Midoobay ee ka shaqeysa Koonfur Afrika ayaa ku celisay baaqyada ku aaddan deganaanshaha, xasilloonida iyo hoggaan mas’uul ah si loo yareeyo xiisadaha loona soo celiyo kalsoonida bulshada.

 

Waxay sidoo kale muujiyeen walaac weyn oo ay ka qabto wararka sheegaya hanjabaado iyo rabshado, oo ay ku jiraan dhimasho, weerarro, burburinta hanti, cabsi gelin, hadallo naceyb ah iyo falal kale oo dembiyeed oo saameeyay muhaajiriinta, magangalyo-doonka, qaxootiga iyo sidoo kale bulshooyinka martigeliya

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

RW Xamsa oo amar ku bixiyay in hubka laga xakameeyo waddooyinka Muqdisho.

Axad, 13, Sep 2026 {HMC}  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa faray laamaha amniga inay adkeeyaan xakamaynta hubka lagu dhex qaato magaalada Muqdisho,...